Qaar ka mid ah Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo diini oo lagu qabtay Masjid Jaamica Laascaanood.[Masawiro/ Video]

February 2, 2016 - Written by Editor

ppLaascaanood:-Nadwo Cilmiyeed diini ah ayaa lagu soo gabagabeeyey Masjid jaamica magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Nadwada ayaa waxaa a soo qayb galay dadweyne aad u fara badan waxaan muxaadaraad kale duwan ka soo jeedin doona culimo Soomaaliyeed ee laga yaqaan dalka Soomaaliya, Nadwo cilmiyaadkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Kulliyad shareecada ee Jaamacada Nugaal .

Hoos Ka Daawo muxaadaradii koowaad ee ka baxday Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay Laascaanood

Hoos Ka Daawo muxaadaradii 2aad ee ka baxday Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay Laascaanood

Hoos Ka Daawo muxaadaradii 3aad ee ka baxday Nadwo cilmiyeed ka bilaabatay Laascaanood

En Mawliid Isma Haradigeed 
Laascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online