Qarax lala Rabay Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo la fashiliyey [Dhagayso]

February 17, 2016 - Written by Editor

Macalin-maxamed11Kismaayo:-Ciidamada amaanka magaalada Kismaayo ayaa galabta fashiliyey qarax miino oo lagu xidhay Gaariga Wasiir ka arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamed. Ciidamada amaanka ayaa markii ay qaraxa fashiliyeen kadib waxay sheegeen inay xabsiga u taxaabeen labo askari oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaasoo lagu tuhunsan yahay in Qaraxa ay gaariga ku xireen.

Waxaa saacado kooban hawada laga saaray Isgaarsiinta magaalada Kismaayo.Wararka ayaa sheegaya in Gaariga Qarax lagu xiray xili wasiirka uu ku sugnaa Gurigiisa. Haddaba Wasiirka arrimaha Bulshada Maxamed Ibraahim Maxamed ayaa si kooban Wariyaha VOA ee Kismaayo Khadar Maxamuud Xareed uga warramay qaabka ay ku ogaadeen in gaariga Qarax lagu xidhay.

Kismaayo: Qarax la fashiliyey

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online