Sh C/Naasir Xaaji oo ka digay nin Khuraafiista ah oo bulshada khiyaameeya.[Daawo]

February 25, 2016 - Written by Editor

shnasirLaascaanood:-Sheekh C/Naasri Xaaji Axmed Yuusuf oo ah Shiikhu baladka gobolka Sool ayaa fariin ummada , isaga oo ka digaya nin sheeganaya inuu yahay Dhakhtar dadka ku daaweeya qaab Shareecada Islaamka waafaqsan , Dhaqanka Soomaaliyeed iyo waliba sharciyadda loo daaweeeyo dadka aadamaha.

Sheekh C/Naasri Xaaji Axmed wuxuu ka digay nin degan deegaano ka mida gobolka Gabilay , ninkaasi wuxuu sheeganayaa inuu yahay Dakhtarka Dawlada Islaaamiga ah kaaas oo adeegsada sixir iwm , wuxuu dadka daaweeyaaa habeen madow , wuxuu ku daaweeyaa qol madow , wuxuu dadka u mariyaa Cadar iwm.

Wuxuu qofka ku odhonayaa waa lagu qalayaaa , waxaa ku qalayamo aadan adigu arki karin Ninkaan oo ay dad badani ku qul qulayeen maalmahan ayuu sheegay Shiikhu inay xaaraan tahay in ninkaas la aado cid walba oo u tagta , ama u qaada dadka waxaa ay ku dhaceen Xaaraan iyo Danbi . Shiikha ayaa arinkaa kaga hadlay Masjid Jaamacada Laascaanood maalinimadii shalay salaadii duhur ka dib.

Hoos ka Daawo Sheekh Abdinasir Sheekh Axmed oo Umada Soomaaliyeed uga digey Nin Khiraafiista ah

Mowliid Ismail Diged
Laascaanood.Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online