Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis oo Abaalmarino ku bixisay Kal-dhaqameedkii 2aad ee Jaamacadda Bariga Afrika.

February 15, 2016 - Written by Editor

12729237_1567875340202927_3359003539026087385_nShirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa Barnaamijkan ugu magac dartay‪ Mahiigaan ka‬ Golis HAFRIINYO MAAHEE WAA HUBAAL kaasoo si weyn u xiisa geliyey dhammaan dadkii ku sugnaa madasha dhaqanka.

Barnaamijkan Mahiigaanka Golis abaalmarinada lagu helayey waxaa kamid ahaa Gaari nooca ‪Riyaalaha‬ ah,Computers iyo hadiyado kale oo qaali ahaa taasoo si weyn loogu ammaanay Golis.

Guddoomiyaha Barnaamijkan dhaqanka Qoraa ‪Axmed‬ Faarax Cali Idaaja oo lagu sharfay in uu qofka ugu horeeya magaciisa kasoo saaro Haruubka ay ku jireen waraaqaha si loo siiyo gaariga ay bixineysay ‪Shirkadda‬ Golis. waxaana uu Nasiisbkiisa noqday Arday Dhigta kuliyadda Caafimaadka ee JBA,

Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis Cabdirixmaan Dayax ayaa sheegay in ay Barnaamijkan uga goleeyihiin ka farxinta macaamiishooda iyo soo nooleynta ‪‎dhaqanka‬ Soomaaliyeed.

Xafiiska Suuq Gaynta Shirkadda Isgaarsiinta Golis

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online