Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo ay ka soo baxeen qodobo Muhiima (Akhriso).

February 13, 2016 - Written by Editor

1Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe waxaana shir gudoominayey kulanka Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Ammaanka, Xaaladda Abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Puntland , Booqashadii wafdiga ka socday Beesha Caalamku ay ku yimaadeen Puntland, Dar-dagelinta Dhismaha Goloyaasha Deegaanka iyo Baabi’inta Seero’yaasha Sharci dara ah.

Kulanka markii la soo Afmeeray ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed waxaana uu u qornaa sidan.

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online