Siyaasi Cali Cabdi Awaare oo ka hadlay kulankii ay la qaateen Michael Keating.[Dhagayso]

February 10, 2016 - Written by Editor

AWAARE-4Garoowe:-Siyaasiga Cali Cabdi Awaare Oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii maanta ka qeybgalay shir saaka ay siyaasiyiin ka tirsan Puntland ay la qaateen wafdi ka tirsan beesha caalamka oo uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo u yimid in madaxda Puntland uu ku qanciyo in ay aqbalaan go,aankii doorashada Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gaareen doorashada 2016 e ay beesha caalamkuna ay taageertay.

Siyaasiga Cali Cabdi Awaare ayaa sheegay in xubnaha beesha caalamka ay hordhigeen in aysan aqbalayn nidaamka 4.5 ayna arrinkaas uu yahay go’aan midaysan oo shacab iyo dowladdaba isla gaareen oo waafaqsan hishiisyadii ay horay u wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland.

Hoos ka dhagayso waraysiga uu bixiyey Siyaasiga Cali Cabdi Awaare

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Awaare-.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online