Xaggee marayaa dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe

February 29, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-02-28-00h51m57s39-1Garoowe:-Waxaa booqday garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxgarad, Issimo iyo maamulka Gobolka Nugaal iyagoo u kuurgalay halka uu marayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo uu ku socdo dib u dhis balaadhan. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe ayaa waxaa dhisaya shirkado bahoobay oo laga leeyahaya dalka Turkiga oo iyagu dowladda Puntland ay qandaraas ku siisay in ay dhisaan garoonka diyaaradaha ee Garoowe kaas oo noqon doona garoonkii labaad oo caalami ah oo laga hirgelin doono deegaanada Puntland waxaan lacagta ku deeqay dowladda Kuweyt.

Hoos ka Daawo Issimo booqday garoonka diyaaradah ee magaalada Garoowe

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
29  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online