Guddoomiye Jawaari Oo soo Xiray Kalfadhiga 7aad Ee Baarlamaanka DFS (Masawiro)
(March 5, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isaga
Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey geeridii ku timid Siyaasi Maxamed Abshir Walde
(March 5, 2016)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxay ka tacisyeyneysaa Geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir ( Walde ) oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi fiidnimadii caawa. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwel
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo oo Garoowe ka daahfuray Xafiiska hay’adda Macdanta iyo Shidaalka.[Masawiro]
(March 5, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 5-march 2016 waxaa uu magaalada Garoowe ka daahfuray Xafiiska Hay
Mutamarkii 1aad ee Islaami ah ee Malmo Maalintii koowaad oo la soo Afmeeray (Masawiro)
(March 5, 2016)
Malmo:-Waxaa dhawaan si live ah uga bilaaban doona maanta saacadu markay tahay 13:00 UK magaalada Malmo ee dalka Sweden Mutamarkii 1aad ee Islaami ah waxaan mutamarka soo qabanqaabiyey Islamisk Kultur