Wafdi culimo ah oo safar dacwadeed ku tegay Gaalkacyo iyo Cadaado
(March 7, 2016)
Gaalkacyo:-Waxaa safar dacwo ah ku tagay magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug wafdi culimo ah oo kala ah ustaad Cabdiasiis Cali Xasan oo ah maamulaha idaacadda Al Nuur ee magaalada Muqdisho ,
Madaxweynaha DFs oo Baarlamaanka kula dardaarmey adkeynta midnimada iyo xoojinta dowlad wanaagga
(March 7, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmey Baarlamaanka Federaalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay midnimada adkeeyaan. W