Madaxweynaha DFS oo dhagax dhigey dhismaha Kulliyada Sayniska iyo Tiknoolajiyada.[Masawiro]
(March 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay in horumarinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda ay tahay tallaabada keliya ee Soomaaliya ay kula tartami kar
Mareykanka oo sheegtay Weerarkii Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose.
(March 9, 2016)
Sarkaal Mareykan ah ayaa VOA u xaqiijiyey in howlgalkan oo lagu beegsanayey Al-Shabaab oo Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya ay iska kaashadeen. Mareykanka ayaa sheegay in ciidamadiisa iyo kuwa dowlad
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo xilalkii ka qaaday maareeyaashii Dekkada iyo garoonka Kismaayo
(March 9, 2016)
Kismaayo:-Wareegto ka soo baxday saaka Wasaarada Warfaafiinta Boostada iyo Isgaadhsiinta Jubaland ayaa waxaa xilalkii looga qaaday mareeyihii dekkada Kismaayo iyo weliba kii garoonka diyaaradaha ee Ki
Qarax lala eegtay Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska dowladda federaalka Soomaaliya
(March 9, 2016)
Muqdisho:-Waxaa saaka ka dhacay xarunta gaadiidka Booliska ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa waxaan ka dhashay dhimasho iyo dhaawa