Guddiga waddada Ceeldaahir oo la kulmay Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud.[Masawiro/Video]
(March 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta kulan gaar ah la qaatay Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud oo ka mid ah Issimada Puntland ahna Issim ku fadhiga taariikh dheer Guddoomiyaha guddiga waddada Ceeldaa
Hay’ada Shaqalaha rayidka ah oo qaaday imtixaamka Madax-qaybeedyadii Shaqada iyo Shaqalaha.[Masawiro]
(March 12, 2016)
Garoowe:-Hay’ada shaqalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaaday imtixaankii Madax-qaybeedyada Shaqada iyo shaqaalaha ee Hay’adaha iyo Wasaaradaha ka faa’
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al Hudaa Sheekh Dr Sh C/wali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf (Daawo)
(March 12, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Finland waxaana khudbada jeediyey Sheekh Dr Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Wuxuuna Sheekha kaga hadlay S
Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax oo Heshiisyo taariikhiya la soo gashay Jaamacadaha dalka Sudan(Masawiro)
(March 12, 2016)
Sudan:-Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Sheekh Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heshiisyo taariikhi ah Muhiimna ah waxaa uu la soo galay  Jaamacadaha ugu waaweyn dalka Sudan taas oo ah guul weyn oo u soo
Guddoonka Baarlamaanka DFS Oo Qaraar Ka soo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka (VIDEO)
(March 12, 2016)
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay am
Ciidamo ka tirsan DFS oo lagu Qarxiyey Degmada Afgooye
(March 12, 2016)
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobalka Sh Hoose ayaa sheegaya in maanta duhurkii uu ka dhacay qarax waxaana qaraxaas ku dhaawacmay Ugu yaraan 8 qof kuwaas isigu jira ciidamo ka tirsan DFS iyo