Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Amiirka Kuwait.[Masawiro]
(March 14, 2016)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa socdaal shaqo ku jooga dalka Kuwait ka dib cazu
Madaxweynaha DFS iyo Wakiilka Midowga Afrika oo ka wadahadley fulinta baaqii Djibouti ee xoojinta AMISOM[Masawiro]
(March 14, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Cae
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayey oo Booqasho ku tegay Buuro-wadal[Masawiro]
(March 14, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 14-March-2016 waxay kormeer shaqo