Ciidamo uu horkacayo Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne oo gaaray degmada Godob-Jiiraan.[Dhagayso]
(March 15, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ayaa sheegay in Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne iyo saraakiil ciidan oo uu ka mid yahay Gen Jimcaale ayaa gaaray degmada Godob
Ciidamo uu hogaaminayo Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Puntland oo gaaray degmada Jariiban
(March 15, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka uu gaaray Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax iyo ciidamo uu hogaamina
Wararkii ugu danbeeyey ee Degmada Garacad ee Gobolka Mudug
(March 15, 2016)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya shalay ilaa xalay ayaa sheegayey in magaalada xeebta ah ee degmada Garacad oo ka tirsan Gobolka Mudug ay soo galeen ciidamo la sheegay in ay yihiin Al-shabaab iyagoo ku y