Guddoomiyaha gobolka Karkaar C/qaadir Siciid Carshe oo ka hadlay dagaalka ka dhacay Tog Suuj iyo Garmaal.[Dhagayso]
(March 16, 2016)
Qardho:-Guddoomiyaha gobolka Karkaar C/qaadir Siciid Carshe oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaan uu ka hadlay dagaalka saak
Waa sidee Xaalada guud ee magaalada xeebta ah ee Garacad. ? [Dhagayso]
(March 16, 2016)
Garacad:-Xaalada magaalada xeebta ah ee Garacad e ka tirsan degmada Jariiban ayaa degan waxaan saaka tegay Ciidamo badan oo ay hogaaminayaan Taliye xigeenka ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen.C/
Madaxweyne ku-xigeenka dalka Burundi oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho
(March 16, 2016)
Muqdisho:-Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee dalka Burundi Gaston Sindimwo ayaa maanta booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana uu shir la qaatey Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweyn
Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi oo ku sugan Koonfurta Godobjiiraan oo waraysi siiyey BBC-da.[Dhagayso]
(March 16, 2016)
Garoowe:-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne oo waraysi gaara ah siiyey BBC da ayaa waxaa uu uga warbixiyey  Dagaalkii Garmaal ee u dhexeeyey Ciidamada dowladda Puntland iyo Ciidam
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen.C/qaadir Shire iyo Col.Afdalow oo gaaray Garacad
(March 16, 2016)
Garacad:-Ciidamo badan oo ay hogaaminayaan Taliye xigeenka ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen.C/qaadir Shire Faarax iyo Taliyaha ciidamada birmadka Puntland Col.Cismaan Xasan Cuuke Afdalow ayaa
Ra’iisal wasaaraha DFS oo la kulmey dhigiisa dalka Talyaaniga.[Masawiro]
(March 16, 2016)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa maanta kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaara
Ciidanka Puntland iyo koox sheegtay Al-shabaab oo dagaal ku dhex marayo Deegaanka Suuj
(March 16, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Puntand gaar ahaan kuwa PSF ,PIS iyo ciidanka daraawiishtu ay weerareen deegaanka Toga Suuj oo ilaa 20 KM oo qiya