Dhibaatooyinka Khamriga Sh.Maxamuud Xalliike [Daawo Video]
(March 17, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa caawa muxaadaro qiime badan oo ku saabsan Khamriga iyo dhibaatadeeda waxaana muxaadaradaan soo jeediyey Sh.Maxamuud Maxamed Xalliike . Sheekha ayaa waxaa uu k
Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Radio daljir uga waramay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Bad-qado[Dhagayso]
(March 17, 2016)
Garoowe:-Gudoomiyaha gobalka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaaa uu guul ka sheegtay dagaalkii galabta ka dhacay Deegaanka Bad-qado oo 40 KM u jirta d
Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay Shabaabka galay Puntland.[Dhagayso]
(March 17, 2016)
Cadaado:-Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug, C/karim Xueen Guuleed oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay, maleeshiyada Al-shabaab ee galay Puntland. C/kariim Xuseen wuxuu shee
Dagaal ka socda Togga Suuj iyo Deegaanka Bad-qado oo 40 Km u jirta degmada Godob-jiiraan
(March 17, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya degmada Godob-jiiraan ee Gobolka Nugaal ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Puntland oo ay kala hogaaminayo Col.Muxiyadiin iyo Jimcaale ay weerar ku qaadeen De
Madaxweynaha JFS iyo dalalka beesha caalamka oo ka wadahadley daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya.[Masawiro]
(March 17, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya, oo uu kala
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Puntland oo ka hadlay Xaalada magaalada xeebta ah ee Garacad.[Dhagayso]
(March 17, 2016)
Garacad:-Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen.C/qaadir Shire ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay xaalada guud ee magaalada xeebta ah Garacad oo hoos tagta degmada Jariiban ee Gob
Dagaal u badan Madaafiic oo ka socda Toggaa Suuj oo ka tirsan deegaanka Garmaal ee gobolka Nugaal
(March 17, 2016)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray Garoowe ayaa sheegay in Toggaa Suuj oo ka tirsan deegaanka Garmaal ee degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal oo ah goobtii shalay ay uga baxeen deegaanka xeebta ah Garmaa
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse ”ma ah markii ugu horaysay oo Puntland lagu soo duulo.[Dhagayso]
(March 17, 2016)
Garoowe:-Madaxweynihii hore Dowlada Puntland Gen.Cadde Muuse ayaa waxaa markii uga horaysay uu ka hadlay ciidamada Al-shabaab ee yimid xeebta Garacad iyo Nugaal kuwaas oo hadda dagaal ka dhex socdo ci