Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhacay deegaanka Garacad oo laga waraystay Wariye C/fitaax Cumar Geeddi [Dhagayso]
(March 21, 2016)
Garacad:-Wariye C/fitaax Cumar Geeddi oo ku sugan deegaanka Garacad ee gobolka Mudug oo caawa ii waramay ayaa ka warbixiyay dagaalkii khasaaraha badnaa ee maantay ka dhacay duleedka Garacad, kaasi oo
Puntland oo soo bandhigtay maxaabiis ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay Toogga Suuj.[Masawiro]
(March 21, 2016)
Garoowe:-Ciidamada Dawaladda Puntland ee dagaalka adag kula jirtey kooxaha sharwadayaasha al-shabaab ee kusoo duuley Puntland kuwaas oo ku dhuumaalaysanayey Togga SUUJ  oo ka tirsan deegaan xeebeedka
Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.[Cod/Masawiro]
(March 21, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo in muddo ah safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta 21-March-2016 dalka dib ugu soo laabtay siweyna loogu soo dhoweey
Dagaalka Puntland iyo Al-shabab oo weli socda.[Dhagayso]
(March 21, 2016)
Garacad:-Wararka ka imaanaya deegaanada Puntland ayaa sheegaya in maanta uu mar kale dagaal ka dhacay deegaano u dhow deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa maanta ka socda laba furin, sida
Ciidamo ka tirsan Puntland oo qayb ka ahaa dagaalki ka dhacay Togga Suuj iyo Garmaal oo dib ugu soo laabtay Qardho
(March 21, 2016)
Qardho:-Ciidamo ka tirsan dowladda Puntland oo qayb galay dagaalkii ka dhacay Togga Suuj iyo Garmaal oo ayaa dhawaan soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Saraaiisha la socotay ciida
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo la filayo in uu maanta dib ugu soo laabto Garoowe
(March 21, 2016)
Garoowe:-Waxaa maaanta lagu sugayaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugn
Al-Shabaab oo Weerartay Saldhigga Milatari ee Laanta Buur
(March 21, 2016)
Wararka ka imanaya Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-shabab ay weerar culus xalay ku qaadeen saldhigga miltari ee ciidamada dawladda ay ku lahaayeen Laanta Buur. Weerar
Puntland oo warbaahinta geysay deegaanka Toga Suuj iyo Garmaal.
(March 21, 2016)
War hadda naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in warbaahinta loo qaaday deegaanka Toga Suuj halkaas oo ay ciidanka Puntland ay soo afgareen howl galkii ka socd
Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Garacad ee gobalka Mudug
(March 21, 2016)
Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamadda Difaaca Puntland iyo kooxda Al-Shabaab ayaa goor dhaweyd ka qarxay duleedka deegaan xeebeedka Gobalka Mudug ee Garacad waxaana dagaalka uu yahay mid xooggan .