Madaxweynaha Puntland oo gaaray deegaanka Garacad ee gobolka Mudug
(March 23, 2016)
Garacad:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray deegaan Garacad ee gobolka Mudug, waxaana si weyn u soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa masuuliin ka t
Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka soo dagaalamay Togga Suuj oo dib ugu soo laabtay Boosaaso.[Daawo]
(March 23, 2016)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda Puntland kana qayb galay dagaalkii u dhexeeyey ciidankooda iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari w
Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo soo galay deegaanka Af-barwaaqo ee hoos yimaada Gal-Mudug
(March 23, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Afbarwaaqo oo hoostaga Gobolka Mudug kana tirsan deegaanada  maamulka Galmudug in ay halkaas ay gaareen ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo xeebaha gobolka M
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo gaarey Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.[Cod/Masawiro]
(March 23, 2016)
Jariiban:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo saaka hiirtii waaberi kasoo jarmaaday magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Puntlan
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo u hambalyeeyay ciidanka maamulka Puntland
(March 23, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ciidanka dowlad goboleedka Puntland, guu