Dagaal Dhex Maray Maamulka Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab (Dhageyso)
(March 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ka imanaya gobolka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dagaallo ay deeggaano ka tirsan dhinaca xeebaha ku dhexmarayaan ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo Al-Shabaab ka tirssa Madaxweyne Gaas oo xeebta Garacad ku sugan,xilli la soo bandhigay hub iyo maxaabis[Cod/Masawiro]
(March 24, 2016)
Garacad:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinimadii shalay soo gaadhey magaalada Jarriiban ee Gobolka Mudug ayaa isla shalayba waxa uu u amba baxay magaala xeebeedka

(March 24, 2016)
Muqdisho:- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar C/rashiid Sharmarke,

(March 24, 2016)
Qardho:-Waxaa saaka ka dhacay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayo guulaha ay ciidanka dowladda Puntland ay ka gaareen dagaaladii ay kula galeen ciid Puntland oo 46 maxbuus oo ka tirsanaa ciidanka Al-shabaab ku soo bandhigtay magaalada Garacad
(March 24, 2016)
Garacad:-Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen.Siciid Dheere iyo saraakiil kale ayaa waxaa ay magaalada Garacad ee ka tirsan degmada Jariiban waxaa ay saxaafadda ugu soo bandhigeen i

(March 24, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gob

(March 24, 2016)
Gaalkacyo:-Wararka ka imanaya gobolka Mudug ee maamulka Gal-Mudug ayaa sheegaya in dagaallo ay deeggaano ka tirsan dhinaca xeebaha ku dhexmarayaan ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo Al-Shabaab ka Taliyaha guud ee ciidanka Puntland Gen.Siciid dheere oo uga warbixiyey Madaxweyne Gaas dagaalkii Garacad[Dhagayso]
(March 24, 2016)
Garacad:-Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowlada Puntland Gen.Siciid dheere ayaa waxaa uu madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uga warbixiyey dagaaladii ka dhacay deegaano hoos Mutamarkii sanadlaha ah ee Masjid Tawfiiq ee magaalada Coventry oo la qaban doono
(March 24, 2016)
Coventry :-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool magaalada Coventry iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ah ee masjid tawfiiq coventry, kaas oo loogu talo ga
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|