Mutamar Islaami ah oo ka socda masjidka Al-Tawxiid ee Kampala (Masawiro)
(March 25, 2016)
Kampala:-Waxaa maanta si rasmi uga bilaawday magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha Mutamar Islaami ah kiisii Lixaad waxaana Mutamarka ka soo qeyb galay culumo caan ka ah dalka Soomaliya waxaan ka
Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hudaa Sheekh C/risaaq Sugulle (Daawo)
(March 25, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hudaa waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh C/risaaq Sugglle waxaana uu Sheekha Khudbadiisa uga hadlay maalinta Qiyaamaha iyo
Mu’asada Al Minhaaj Faraca Bari oo soo afmeertay dowro ka socotay Masjidka Al-Rowda (Masawiro)
(March 25, 2016)
Boosaaso:-Mu'asada Al Minhaaj Faraca Bari gaar ahaan xafiiska tababarka iyo hormarinta  oo Maanta Soo   Afmeertay Dowro Saddex Maalmood ka Socotay Hoolka Masjidka Al rowda ee Magaalada Boosaso.
18 Maxbuus oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu soo qabtay Togga Ciin oo lagu soo bandhigay degmada Qardho[Masawiro]
(March 25, 2016)
Qardho:-Waxaa maanta oo Jimce ah lagu soo bandhigay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar maxaabiis ka tirsan Al-shabaab oo tiradoodu ay gaaraysay ilaa 18 qof kana mid ahaa dhainyaradii ka tirsa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magcaabay guddiga Taakulada Difaaca Puntland
(March 25, 2016)
[nggallery id=1500]
Daawo Madaxweynaha DFS oo lagu soo dhaweeyey magaalada Beled weyne [Masawiro]
(March 25, 2016)
Hiiraan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan
Daawo soo Dhaweyntii Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke (Masawiro+Cod)
(March 25, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali X
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland
(March 25, 2016)
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa goordhow soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxw
Madaxweynaha DFS oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
(March 25, 2016)
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana si diiran u soo dhaweeyey madaxda gobolka, kan degmada iyo
Gal-Mudug oo Maxaabiis soo bandhigtay guulna ka sheegatay dagaalo ka dhacay Mudug (Masawiro)
(March 25, 2016)
Maamul-goboleedka Galmudug ayaa saaka waxaa uu faahfaahin ka bixiyey dagaal dhexmaray ciidanka Galmudug iyo Firxadkii Al-Shabaab kaas oo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, Maxamed Aadan C

Next Page »