Shaqooyin muhiim ah oo mar kale ka banaan AMAL Bank
(March 29, 2016)
Garoowe:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadiisa in shaqooyin muhiim ah ay ka banaan yhiin AMAL BANK. Shaqooyinkaan ayaa waxaa ay
Daawo Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi uu siiyey PLTV .
(March 29, 2016)
Garoowe:-Wasiirka Amniga ee dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa wuxuu wareysi gaar ah siiyey PLTV isaga oo ka warbixiyey dagaaladii ciidamada Puntland ay la galeen ciidamadii Al-Shabaab ee k
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay.[Masawiro]
(March 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wa
Farole “Aniga iyo Gaas isku mowqif ayaan ka nahay 4.5.[Dhagayso]
(March 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxamaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa ka hadlay shirarka ka socda magalada Garowe ee looga hadlayo doorashada 2016 iyo mowqifkiisa ku aadan qaadashada
Mu’asasada Al-Minhaaj oo raashiin qaybin ka fulisay deegaanada ay abaartu samaysay.[Masawiro]
(March 29, 2016)
Qardho:-Mu’asasada al-minhaaj ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay tuulooyinka ay abaartu aadka u saamaysay ee hoosyimaada degmada Qardho kuwaasoo kala ah, Yaka Dhaxan Shaxda, Libow, Carmo, iyo Higle de
Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo Kampala Ka Furay Kulan Howleedka Diyaarinta Qorshayaasha
(March 29, 2016)
Kampala:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si rasmi ah uga furay maanta kul