
(March 30, 2016)
Muqdisho:-Warar naga soo gaaraya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan dalka Turkiga lagu weerar xili ay marayeen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow xarunt

(March 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 30-March-2016 kulan casho sharaf iyo qaxwayn ah kula qaatay mid ka mid ah goobaha lagu qaxweeyo ee magaalada Garoowe

(March 30, 2016)
Badhan:-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Abshir Aw-Yuusuf Ciise , ayaa afar shaqo shalay ku gaaray magaalada Badhan waxaa wafdiga wasiirku ay u kuurgeli doonaa

(March 30, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta oo lagu soo dhaweeyey duleedka bari ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Taliyaha guud ee ciidanka Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirse (Siciid dheere) oo ahaa hogaamiyihii ci Madaxweynaha oo bogaadiyay hawlgallada caalamiga ee ka hortagga hubka sida sharci-darrada ah loo soo gelinayo Soomaaliya
(March 30, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah

(March 30, 2016)
Garoowe:-Guddoomiyaha golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 30-March-2016 garoonka diyaaradaha ee Kanooko ee duleed magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey Wafti ka socde
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|