Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka soo dagaalamay Togga Suuj oo dib ugu soo laabtay Boosaaso.[Daawo]

March 23, 2016 - Written by Editor

IMG_2757-1Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda Puntland kana qayb galay dagaalkii u dhexeeyey ciidankooda iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan ciidanka ay soo dhaweyn weyn kala kulmeen dadweynaha ku nool magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Saraakiisha iyo Ciidamada soo gaaray Boosaaso ayaa u gudbay fariisamahooda kale duwan ee ay ku leeyihiin duleedka magaalada Boosaaso iyo deegaanada ku dhow dhow ee Boosaaso ee Gobolka Bari.

Taliyaha qaybta Booliska ee gobolka Bari C/xakiin Yusuf Xuseen oo la hadlay saxaafadda ayaa uga mahad celiyey shacabka reer Boosaaso sidda weyn ee ay u soo dhaweeyeen ciidamada ka qayb qaatay dagaalkii shabaab iyo Puntlan ku dhexmaray Togga Suuj , Garmaal iyo Godob jiiraan ee ka tirsan Gobolka Nugaal.

Hoos ka Daawo Cutubyo ka tirsan ciidanka Puntland oo dib ugu soo laabtay Boosaaso

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online