Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Garacad ee gobalka Mudug

March 21, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsDagaal culus oo u dhexeeya Ciidamadda Difaaca Puntland iyo kooxda Al-Shabaab ayaa goor dhaweyd ka qarxay duleedka deegaan xeebeedka Gobalka Mudug ee Garacad waxaana dagaalka uu yahay mid xooggan .

Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ciidamada Puntland ay salaadii subax ka dib weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas isku dayey inay u firxadaan dhinaca Koonfureed.ee degmada Garacad.

Goob-joogayaal ku sugan Degmada Garacad ayaa xaqiijiyey in dagaalka uu ka socdo meel dhinaca koonfureed kaga beegan Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Garacad.

Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Puntland ayaa dhinaca kale sheegay in ay gacanta ku dhigeen Hub iyo Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab waxaana maxaabiis la keenay Degmada Garacad.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online