Dagaal Culus oo u dhexeeya Al-shabaab iyo ciidanka Puntland oo ka socda Kulub ,Mareer iyo Kuurdha-Faruur. [Dhagayso]

March 20, 2016 - Written by Editor

askariWararka haatan naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidanka Puntland oo uu horkacayo taliyaha guud ee ciidanka Puntland Jen Saciid Dheere ay dagaal ku qaadeen deegaanka Kulub  iyo Mareer oo ka dhuumaaleysanayeen kooxda Al-Shabaab.

Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka socdaa  deegaanka Kuurdha-faruur waxaana ciidamada Puntland ay laba jiho ka weerareen deegaanada kor xusan. Hubka culus ay ridiyaan ciidanka Puntland ayaa waxaa laga maqlayaan degaanada ku dhow Kulub.

Cidanka la sheegay in ay yihiin Al-Shabaab ayaa waxaa ay galeen oo ay gabaad iyo difaac ka xirteen deegaanka Kuurdha-Faruur oo ah deegaano leh dooxooyin  iyo baraago.

Hoos ka Dhagayso Col.Low Cabdi oo waraysi siiyey Radio Garoowe xili uu toos u socdo dagaalka

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Col.Low-Cabdi-Cad-oo-ah-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-puntland-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Wixii Warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online