Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi oo ku sugan Koonfurta Godobjiiraan oo waraysi siiyey BBC-da.[Dhagayso]

March 16, 2016 - Written by Editor

general-omar-faraweyneGaroowe:-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne oo waraysi gaara ah siiyey BBC da ayaa waxaa uu uga warbixiyey  Dagaalkii Garmaal ee u dhexeeyey Ciidamada dowladda Puntland iyo Ciidamo sheegtay in ay yihiin ururka Al-shabaab. Gudoomiye Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Faraweyne ayaa sheegay inay Ciidanka dowladda Puntland ay horumar ka sameeyeen dagaalka ayna saacaddaha soo socda ay filayaan in ay soo afjari doonaan dagaalka sidda uu sheegay, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa isla shalay gaaray degmada Godobjiiraan waxaan ay barataarayaan ciidamo dagaal uga jira deeganka Garmaal iyo Tog Suuj ee degmada Eyl.

Hoos ka Dhagayso waraysiga BBC-da uu siiyey Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Gen.Cumar C/laahi Farawayne

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/faraweynebbc.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online