Kulankii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay ka Hortagista Khataro dhanka Amniga (Masawiro)
March 10, 2016 - Written by Editor
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay ka hortagista khataraha dhanka amniga waxaana laga soo saaray qodobo kala duwan waxaana ugu muhiimsanaa fejignaan dhanka amniga waxaana wasiiradu ay Walaac ay ka muujiyeen dooni hub siday oo la qabtay xeebaha Soomaaliya taas oo u socotay kooxda Al-Shabaab sida uu sheegay wasiirka amniga DFS .[nggallery id=1471][nggallery id=1472]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

