Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo xilalkii ka qaaday maareeyaashii Dekkada iyo garoonka Kismaayo
March 9, 2016 - Written by Editor
Kismaayo:-Wareegto ka soo baxday saaka Wasaarada Warfaafiinta Boostada iyo Isgaadhsiinta Jubaland ayaa waxaa xilalkii looga qaaday mareeyihii dekkada Kismaayo iyo weliba kii garoonka diyaaradaha ee Kismaayo waxaan wasaaradu ay u magacawday xilalkaas masuuliyiin cusub.
Hoos ka eeg wreegtadii xilka looga qaaday Maareeyaashii dekadda Kismaayo iyo Garoonka diyaaradaha.
[singlepic id=29581 w=900 h=800]
Cabdi Yare
Kismaayo

.gif)

