Mu’assadda Minhaaj ee Galdogob oo soo dhawayn u samaysay Suldaan Subayr Xaaji Maxamuud.[Masawiro]

March 11, 2016 - Written by Editor

1452034_1098951613494885_3234846803759476762_nGaldogob:-Suldaanka oo booqasho gaaban kusoo gaaray deegaanka Galdogob si uu ugu kuurgalo wadciga deegaanka iyo horumarka ka socda ayaa kulamo is dabajoog ah la yeelanayey maamulka, culumada, iyo guud ahaan waxgaradka deegaanka. Haddaba kulankii Mu,assasadu u samaysay Suldaanka goob joogna ay ka ahaayeen qaybo ka mid ah hogaanka guurtida iyo dhaqanka, culumada magaalada iyo waxgarad kale ayuu Suldaanku warbixin faahfaahsan ka bixiyey deegaanada bariga  iyo welba bariga fog ee Puntland oo uu dhawaan booqday ,

Dhinac kale wuxuu ka warbixiyey mashaariic horumari need oo uu ka soo dhagaxdhigay deegaanadaas, halka hawlwadeenada Mu’assasada iyo waxgaradka kaleba uga warbixiyeen waxyaalaaha deegaanka ka socda, waxaana la isku dhaaf saday talooyin wax ku ool ah. Ugu danbayn kulanka ayaa kusoo gabogaboobay jawi aad u qurux badan.

Mu’assadda Minhaaj
Galdogob,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online