Mutamar Islaami ah oo ka socda masjidka Al-Tawxiid ee Kampala (Masawiro)
March 25, 2016 - Written by Editor
Kampala:-Waxaa maanta si rasmi uga bilaawday magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha Mutamar Islaami ah kiisii Lixaad waxaana Mutamarka ka soo qeyb galay culumo caan ka ah dalka Soomaliya waxaan ka mid ah.
1.Sheekh Daahir Aw Cabdi
2- Sh Maxamuud Abu Sheyba
3-Sh C/qaadir Boobe
Cinwaanka Mutamarkan ayaa waxaa sanadkan waxaa cinwaankiisa wuxuu ahaa Dariiqa ay Rususha ku guteen Dacwada .[nggallery id=1502 images=58]
Culumada ayaa waxaa sidoo kale waxaa ay jowlo dacwi ah ku gaari doonaan hadii alle idmo Jamacada KIU iyo magaalooyinka IMPALI , JINJA.
Masjidka Al-Tawxiid Kampala
Halgan,net

.gif)

