Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xilli habeenimo ah kula caweynaya shacabkiisa goobaha lagu qaxweeyo[Masawiro]
(March 30, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa caawa 30-March-2016 kulan casho sharaf iyo qaxwayn ah kula qaatay mid ka mid ah goobaha lagu qaxweeyo ee magaalada Garoowe
Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland oo lagu soo dhaweeyey Badhan.[Daawo]
(March 30, 2016)
Badhan:-Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Abshir Aw-Yuusuf Ciise , ayaa afar shaqo shalay ku gaaray magaalada Badhan waxaa wafdiga wasiirku ay u kuurgeli doonaa
Taliyaha ciidanka Difaaca Puntland Gen.Siciid Dheere oo lagu soo dhaweeyey Garow.[Masawiro]
(March 30, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta oo lagu soo dhaweeyey duleedka bari ee magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Taliyaha guud ee ciidanka Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirse (Siciid dheere) oo ahaa hogaamiyihii ci
Madaxweynaha oo bogaadiyay hawlgallada caalamiga ee ka hortagga hubka sida sharci-darrada ah loo soo gelinayo Soomaaliya
(March 30, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socdey dalka Turkiga.[Cod/Masawiro]
(March 30, 2016)
Garoowe:-Guddoomiyaha golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 30-March-2016 garoonka diyaaradaha ee Kanooko ee duleed magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey Wafti ka socde
Shaqooyin muhiim ah oo mar kale ka banaan AMAL Bank
(March 29, 2016)
Garoowe:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadiisa in shaqooyin muhiim ah ay ka banaan yhiin AMAL BANK. Shaqooyinkaan ayaa waxaa ay
Daawo Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo wareysi uu siiyey PLTV .
(March 29, 2016)
Garoowe:-Wasiirka Amniga ee dowlada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa wuxuu wareysi gaar ah siiyey PLTV isaga oo ka warbixiyey dagaaladii ciidamada Puntland ay la galeen ciidamadii Al-Shabaab ee k
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay.[Masawiro]
(March 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wa
Farole “Aniga iyo Gaas isku mowqif ayaan ka nahay 4.5.[Dhagayso]
(March 29, 2016)
Garoowe:-Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxamaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa ka hadlay shirarka ka socda magalada Garowe ee looga hadlayo doorashada 2016 iyo mowqifkiisa ku aadan qaadashada
Mu’asasada Al-Minhaaj oo raashiin qaybin ka fulisay deegaanada ay abaartu samaysay.[Masawiro]
(March 29, 2016)
Qardho:-Mu’asasada al-minhaaj ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay tuulooyinka ay abaartu aadka u saamaysay ee hoosyimaada degmada Qardho kuwaasoo kala ah, Yaka Dhaxan Shaxda, Libow, Carmo, iyo Higle de

« Previous PageNext Page »