Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo shirjaraaid ku qabtay Boosaaso (Dhageyso)

March 31, 2016 - Written by Editor

cabdirsaaq-yuusufTaliyaha Guud ee ciidanka Booliska Dowladda Puntland Col C/risaaq Afguduud ayaa shaaca ka qaaday in caawa laga bilaabi doono Boosaaso howlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

Col C/risaaq Afguduud Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Dowladda Puntland ayaa shirjaraa,id ku qabtay magaalada Boosaaso wuxuuna digniin adag u diray shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso iyo magaalooyinka kale isaga ugu baaqay in ay foojignaadaan .

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa,id ee magaalada Boosaaso uu ku qabtay Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Dowladda Puntland Col C/risaaq Afguduud.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online