Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen.C/qaadir Shire iyo Col.Afdalow oo gaaray Garacad

March 16, 2016 - Written by Editor

garacadGaracad:-Ciidamo badan oo ay hogaaminayaan Taliye xigeenka ciidamada Booliska dowladda Puntland Gen.C/qaadir Shire Faarax iyo Taliyaha ciidamada birmadka Puntland Col.Cismaan Xasan Cuuke Afdalow ayaa hadda galay magaalada xeebta ah ee Garacad oo ka tirsan degmada Jariiban. Ciidamadaan ayaa waxaa la filayaa in ay u gudbaan deegaanka Kulub oo hadda ay ku sugan yihiin koox la sheegay in ay ka tirsan yihiinAl-shabaab kana yimid magaaalada Xaradheerer iyo Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Ciidamadaan soo galay Garacad ayaa waxaa ay u soo galayaan magaalada koox koox iyagoo s taxadar leh u hubinaya amaanka magaalada oo aysan hadda ku sugnay ciidamadii sheegtay in ay yihiin Al-shabaab ee la sheegay in ay yimaadeen maalin ka hor.

Wixii soo kordha kala soco Halgan.net

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online