Warmurtiyeed: Ka soo baxay shirkii golaha Xukuumadda Dawladda Puntland
March 3, 2016 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii gobolaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa waxaa looga hadlay arimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Xaalada gobalka Gardafuul,Xaaalada aminiga Puntland,iyo xaalada abaaraha .[nggallery id=1454]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

