Al-Shabaab oo shacab ku laayey Maqaayad ku taal degmada Shibis (Masawiro+Dhageyso)

April 9, 2016 - Written by Editor

1Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saddex qof ay ku dhimatay qarax maanta duhurkii ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana qaraxa lala beegsaday Maqaayada Rajo oo ku dhow Hotelka Golobal.

Qaraxa ayaa ahaa gaari lagu xiray walxaha qarxa waxaana ku dhintay 3 qof oo caseeyeyaal kuwa baabuurta dhaqa oo ku suganaa banaanka Maqaayada.Waxaa kale oo qaraxa ku dhaawacmay 5 qof oo kale oo dhamaantood ah dad rayid ah.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane iyo Gudoomiyaha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed ayaa la hadlay warbaahinta waxaana ay eedeyn u soo jeediyeen kooxda Al-shabaab oo dhaqanka ka dhigtay leynta shacabka muslinka ah ee Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane iyo Gudoomiyaha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online