Heshiiska ay kala saxiixdeen Puntland & Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Akhriso]

April 3, 2016 - Written by Editor

heshiiskaGaroowe:-Waxaa caawa lagu saxiixay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe heshiis ay wada gaareen wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Madaxda Puntland oo mudo ka badan 10 cisho shirar ay uga socdeen xarunta Madaxtooyadda ee Garoowe.

Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ku guulaystay in uu shirar badan ka dib uu ku qanciyo Madax weyne Gaas in uu aqbalo nidaamka doorashada 2016 ee ah 4.5 taas oo in mudo ah uu didanaa Madaxweyne Gaas.

Qodobka kale ee ku xusan hishiiska dhexmaray Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliyaiyo Madaxweyne Gaas ayaa waxaa ka mid ah in xubnaha Baarlaamka Aqalka Hoos iyo aqalka sare qaybteeda Puntland doorashadoodu ka dhacdo magaalada Garowe ugu danbeyntiina uu saxiixo madaxwaynaha Puntland iyo in laga wada hadli doono halka doorashada 2016 ay ka dhici doonto.

Hoos ka eeg Hishiis dhexmaray Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.



no images were found


 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online