Hoobiyaal lagu weeraray Villa Soomaaliya oo ku dhacay Degmada Wardhiigley

April 3, 2016 - Written by Editor

hoobiyeMuqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray kuwaas ku soo dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Degmada Wardhiigle ee gobalka Banaadir.

Ilaa haatan lama yaqaan Khasaaraha ka dhashay Hoobiyaasha lagu weeraray xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ,

Goobjoogayaal ku sugan Degmada Wardhiigley ayaa sheegay in hoobiyaal dhowr ah ay ku soo dhaceen Degmada uuna Jiro khasaaro gaaray dad rayid ah .

Saraakiisha amaanka ee DFS ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ilaa haatan ka hadal hoobiyaasha ku soo dhacay Villa Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Degmada Wardhiigley.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online