Jen Cadde Muuse: Waan soo dhawaynayaa hishiiska Garowe (Dhageyso)

April 4, 2016 - Written by Editor

Jen.-Cadde-Muuse-XirsiMadaxwaynihii hore ee Puntland Maxamuud Muusu Xirsi Cadde Muusu oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa soo dhaweeyay Hishiiska dhexmaray Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu ku tilmaamay hishiis taariikh ah.

“Waan soo dhawaynayaa hishiiska Garowe, waana guul taariikhi ah, waxaana u arkaa si fiican, waxaana u hambalyaynayaa madaxwaynaha iyo R/wasaaraha oo shaqo fiican qabtay, waana guul” Sidaasi waxaa yiri Md. Cadde Muuse.

Mar ay Radio Daljir waydiisay su’aal ahayd hishiiskaan waxaa uu kaga duwanyahay hishiisyadii horay ay u wadagaleen Puntland iyo Dowladda Federaalka ayuu ku jawaabay, “Annigu dhanka Federaalka rajo wayn kama qabo, balse international-ka ayaan rajo ka qabaa”

Waraysigaan oo Mudane Cadde Muuse lala yeeshay isagoo jooga Dubai ayaa waxaa khadka taleefanka ku waraystay Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ku sugan Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Jen Cadde Muse Madaxweynihii hore ee Puntland Radio Daljir

Radio Daljir
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online