Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr Cabdiweli Sh Maxamed (Daawo)

April 23, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-01-23-08h15m25s225Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana khudbada akhriyey Sheekh Dr Cabdiweli Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf .

Sheekh Cabdiweli ayaa waxaa khudbadiisa uga hadlay suuratu qaaf waxaana ay ahay Jimcadii shalay qeybtii 4aad waxaana uu Sheekhu soo bandhigay umada badan oo la halaagay laguna halaagay danbiyo ay galeen.

Sheekh Cabdi weli ayaa dadweynihii soo camiray Masjidka Al Huda waxaa uu ku waaniyey in laga fogaado dunuubta laguna cibro qaato qisaska Qu,aanka :

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr Cabdiweli Sh Maxamed Carabi

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr Cabdiweli Sh Maxamed Somali

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net
Finland

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online