Maamulka Khaatumo State oo si adag u diiday Heshiiska DFS iyo Puntland (Daawo)

April 6, 2016 - Written by Editor

cali-khaliif-Galeyr-1-1Buuhoodle:-Maamulka Khaatumo State ayaa si adag u diiday heshiiska DFS iyo kuwa Puntland kaas oo lagu saxiixay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay inay xirirkii u jareen dowlada Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Pro Cali Khaliif Galeyr ayaa si adag u diiday in reer Khaatumo aan cidna magan uga ahayn arimaha Soomaaliya wuxuuna cadeeyey in cidna aysan Khaatumo wax u xuli karin.

Madaxweynaha Khaatumo ayaa digniin u diray Maamulada Somaliland ,Puntland iyo dowlada federaalka Soomaaliya in ay joojiyaan faragalinta ay ku hayaan umuuraha reer Khaatumo wuxuuna ugu baaqay reer Khaatumo midnimo .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online