Madaxwaynihii hore Dr.Faroole oo musharax u ah doorashada 2016.[Daawo Video]

April 4, 2016 - Written by Editor

farooleGaroowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole ayaa maanta waxaa uu ku qabtay Shir jaraa’id magaalada Garoowe isagoona ka hadlay hishiiskii xalay ay wada gaareen Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas hishiiskaas oo uu ku tilmaamay nasiib darro in Soomaaliya dib loogu celiyo nidaamkii 4.5.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole ayaa sidoo kale waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynanmada dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhici doonta 2016 si looga gudbo nidaamka 4.5.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxman Faroole

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online