Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo laga sugayo Boosaaso

April 28, 2016 - Written by Editor

gaas-300x200Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdiga uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan magaaada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Wafdiga Madaxweynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa inta ay joogaan dalka Sacuudga waxaa ay kulamo kale duwan la qaadanataan madaxda dalka Sacuudiga iyo welibo ganacsato caan ka ah dalka Sacuudiga si loogu dhiiri geliyo in ay maalgashi dhaqaale ku samayeen deegaanada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa marka uu yimaado magaalada Boosaaso waxaa uu daahfuri doonaa munaasabada xariga looga jarayo mashruucii dhismaha wajigii labaad ee garoonka caalamiga ah ee magaalada Boosaaso  ayna ka soo qayb geli doonaan wufuud kale duwan.

Dhisamaha  mashruuc dhismaaha garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ayaa waxaa bixiyey dowladda Talyaaniga waxaan dhamaaday wajigii hore waxaan hadda bilaaban doono wajgii labaad oo qarashkii lacageed ee ku bixi lahaa ay dowladda talyaanga soo marsiisay urur gobolleedka IGAD.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online