Maxkamadda darajada koowaad oo dil ku fulisay ragii dilay wariye Hinda Xaaji

April 9, 2016 - Written by Editor

2Muqdisho:– Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sido ee DFS ayaa saaka dil ku fulisay laba dhalinyaro oo lagu helay in ay ka dambeeyeen dilkii bishii December ee sanadkii hore loo geystay alaha u naxariistee wariye Hinda Xaaji Maxamed oo lagu dilay magaalada Muqdisho.

Labada Dhalinyaro ee saaka dilka lagu fuliyey ayaa waxaa ay kala yihiin Xasan Cali Nuur Faarax iyo Cabdirisaaq Maxamed Barow Caddow kuwaas oo lagu eedeeyey in ay dileen alaha u naxariistee wariye Hinda Xaaji Maxamed waxaana lagu qisaasay fagaaraha Iskuul booliisiya ee magaalada Muqdisho.

Fagaaraha Iskuul booliisiya ee magaalada Muqdisho oo qisaastu ka dhacaday ayaa waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil ka tirsan DFS .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online