Mu’ tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland 4-8 Bisha May (Daawo)

April 19, 2016 - Written by Editor

flayerWaxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa. Ka soo qeybgal wacan.

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1 Sh. Mustafa Xaaji Ismaciil
2-Sh. Suldan Gasle
3-Sh. Maxamad Idiris
4-Sh.Dr Ahmed Dahir
5-Sh. Yusuf Ahmed
Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka
Saacada: 18:00 (bacdal casar).

Hoos ka Daawo Iclaanka Mutamarka Mu’ tamarkii 9aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo Nawaaxigeeda

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:
Markazquba
Schaafstraat 27-29
1021 KD Amsterdam

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Abu-Khadiija Tel: 31-614876382 ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319

Hassan Barre
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online