Muxaadaraadkii Xalay laga jeediyey Masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso (Daawo)

April 18, 2016 - Written by Editor

DSC02957Boosaaso:-Waxaa habeekii 4aad Masjid kaweyn Ee Al-Rowda Bosaso  Kasocota Nadwadii 14-Aad  waxaana Caawa  Muxaadaro Kahadlaysa Ganacsiga Iyo Dhaqaalha Islaamka Soojeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed Waxaana Sheekhu Muxaadaradiisa Kuqaadaadhigay Waxyaabaha Keena Iyo Ganacsigu Burburo

Waxyaabaha Keena In waxaad Kanacsanaysid Aykaweydid Baro.

Waxyaabha Keena In  Lawaayo Ganasi Dhab ah ee laysku halaynkaro  Iyo Kuwakale oo badan waxaana Sheikh darigiisa Soo Xaadiray Boqolaal Dadweyne ah waxaana Maqal Iyo Muuqaal Looga Lasoday  Website Yo Badan waxaana Tabinayay WWW.Halgan.net www.Puntlandpost.com www.Alminhaaj.com Iyo Kuwakale Oo Badan .

Nadwadii 14aad ee bosaso Iyo Muxaadaradii Sh Maxamed Macalim Axmed

Su’aalo Diini Ah ee nadwada ka socota magaalada Boosaaso Masjidka Al-Rowada

Culumada xalay ka jawaabay Su,aalaha waxay kala yihiin

Sh.Dahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

Sh.Axmed Daahir Xasan Aw Xuseen

Dr Aadam  Yuusuf Bare

Nuur Jaamac Aadan
Alminhaaj Bosaso

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online