Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay qolyaha madax jabiska ee dilalka ka fuliya Puntland.[Dhagayso]

April 4, 2016 - Written by Editor

nabadoon yasinGaalkacyo:- Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ah waxgaradka gobolka Mudug oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha nabadgelyada isagoo xusay in ay jiraan dad abaabulan oo doonaya in ay dilal qorashaysan iyo qaraxyo ka fuliyaan isagoo dhaliilay u soo jeediyey laamaha amniga ka shaqeeya.

Dhinaca kale Nabadoon Yaasiin ayaa isagoo ka hadlaya Nidaamka 4.5 waxaa uu sheegay in aysan muhiim ahayn in lagu mashquulo 4.5, balse loo baahan yahay in la xulo xubnaha golaha wa kiilada dowladda Federaalka Somaaliya uga qayb galay Puntand in ay noqdaan kuwo macno leh.

Hoos ka dhagayso  Nabadoonka Yaasiin Cabdisamad

[audio: http://daljir.com/resources2/files/Nabadoon%20yaasiin%20cabdi%20samad.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online