Nadwadii ka socotay Masjidka Al-rowda Bosaaso oo gashay Habeenkii 2aad Iyo Darsigii Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Masawiro/Video]

April 16, 2016 - Written by Editor

vlcsnap-2016-04-15-19h53m43s875-300x225Boosaaso:-Waxaa habeenkii labaad galay nadwa cilmiyeedkii kasocotay magaalada bosaso xarunta gobolka bari gaar ahaan masjidka al rowda,cinwaanka muxaadarada ayaa ahaa “ Akhlaaqda xun iyo muuqaaladeeda dhan bulshada ka dhexjira “ waxaana soo jeedinayay Sh.Cabdinasir Xaaji Axmed. Sheekhu inta aanu muxaadarada guda galin waxa uu si kooban uga hadlay akhlaaqda wanaag san iyo faa’iidooyinka laga helayo , isagoo sheegay inay umaddu hagaagayso haddii ay akhlaaqdeedu wanaagsantahay kana badbaadayso halaagga iyo burburka.

Hoos ka Daawo Nadwadii 14 aad Ee Bosaaso Iyo Muaxadaradii Sh.Cabdi Naasir Xaaji Axmed

Dhinac kale sheekhu waxa uu sheegay waxyaalaha akhlaaqda fasaadiya inay ka mid tahay sinada isagoo sheekhu ka hadlay in shareecadu ka digtay wax alla wixii soo jiidaya macaasidaas ama sababi kara sida fiirada aan bannaanayn ,daawashada aflaamta aan banaanayn. Intaas ka dib wxaa la galay Qaybtii Fataawaha Ama Su’aalaha Iyo Jawaabaha waxaana ka qayb qaatay Culimada kala ah:-

1. Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf

2. Sh.Daahir Aw Cabdi Aw Yuusuf

3. Sh. Dr Axmed Jaamac Ismaaciil.

Hoos ka Daawo su’aalaha ay culimada ay ka jawaabeen ayna soo gudbiyeen dadweynaha

Mu’assadda Al-minhaaj
Boosaaso,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online