Nadwo cilmiyeedii 14aad ee ka socota Masjidka Alrowd oo gashay xalay habeenkii 5aad.[Video/Masawiro]

April 19, 2016 - Written by Editor

DSC03032Bosaaso: Waxaa habeenkii 5aad gashay Nadwo cilmiyeedii 14aad ee ka socota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari  waxaana xalay  labo muxaadaro oo Aad u qiimi badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur .

Labada sheikh ayaa cinwaan uga dhigay Muxaadaradooda xalay  In ay Waajibtahay in la ilaasha Midnimada Iyo Wada Jirka Umadda Soomaaliyeed.

Culumada ayaa  muxaadarada ka dib ka jawaabay su’aalo diini ah kuwaas oo Bulshadu ay weydiiyeen waxaana ka mid ah culumada ja jawaaabay

Sh.Daahir Aw Cabdi

Sh.Cabdi Raxmaan Bukhaari

Sh.Dr Axmed Jaamac Ismacill

Sh.Maxamed Macalim Axmed

Hooska Daawo Maqal Iyo Muuqaal Muxaadaraadkii xalay laga jeediyey Masjidka Al-Rowada ee Boosaaso.

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online