Madaxwaynihii hore Dr.Faroole oo musharax u ah doorashada 2016.[Daawo Video]
(April 4, 2016)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole ayaa maanta waxaa uu ku qabtay Shir jaraa'id magaalada Garoowe isagoona ka hadlay hishiiskii xalay ay wada gaareen Ra'iisul wasa
Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiska DFS iyo Puntland (Dhageyso)
(April 3, 2016)
Garoowe:-Siyaasi Dr Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caansan deegaanada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshiiska ay wada saxiixdeen DFS iyo Puntland wuxuuna si adag uga h
Heshiiska ay kala saxiixdeen Puntland & Dowladda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro/Akhriso]
(April 3, 2016)
Garoowe:-Waxaa caawa lagu saxiixay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe heshiis ay wada gaareen wafdi uu hogaaminayey Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sha
Hoobiyaal lagu weeraray Villa Soomaaliya oo ku dhacay Degmada Wardhiigley
(April 3, 2016)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray kuwaas ku soo dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Degma
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016
(April 3, 2016)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid S
Wufuud ka socota beesha Caalamka oo gaaray magaalada Garoowe
(April 3, 2016)
Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in wufuud tiro badan oo ka socda beesha caalamka ay saaka gaareen Garowe  waxaana garoonka diyaaradaha ku soo
Waxgaradka reer Galdogob oo horistaagay dhalinyaro abaabulan oo ka caraysnaa qaraxii Gaalkacyo
(April 2, 2016)
Galdogob:-Waxgaradka reer Galdogob ee Gobolka Mudug oo isku duuban ayaa horistaagay isku day kacdoon oo ay abaabuleen dadka caraysan qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wax
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka Degmada Dhahar.
(April 2, 2016)
Dhahar:-Wasiirka waxbarashada dowlada Puntland Abshir Ow Yuusuf ayaa waxaa uu gaaray magaalada Dhahar ee gobalka Sanaag waxaana uu halkaas kulamo kula qaatay waxgaradka iyo shacabka ku dhaqan magaalad
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh C/risaaq Suggle (Daawo)
(April 2, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana khudbada jeediyey Sheekh C/risaaq Suggle wuxuuna Sheekha khudbada uga hadlay sadaqada iyo fadligeed
Maraykanka oo Xaqiijiyey Dilka Xasan Cali Dhoorre
(April 2, 2016)
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa ku dhintay hawlgal ay gaysteen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka. Saraakiisha Soomaalia iyo kuwa Maraykanka ayaa idaacadda VOA u sheegay in

« Previous PageNext Page »