Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

April 11, 2016 - Written by Editor

qaraxQarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Iridka hore ee Maqaaxida la yiraado Al-hindi oo u dhaw Hotelka Maleyka  waxaana qaraxa uu uu geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacadda maxaliga ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in ku dhawaad 5 qof ay dhinteen 4 qofna ay ku dhawacmeen.

Wararka ayaa sheegaya  in gaariga laga soo buuxiyey walxa qarxa la dhigay agagaarka Maqaayada Al-Hindi.Waxaa haatan goobta soo gaaray gawaarida gurmadka iyo ciidamo ka tirsan DFS .

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net.

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online