Taliska Booliska Gobalka Bari oo Gacanta Ku Dhigay Rag Khamri galin lahaa Boosaaso (Masawiro)

April 19, 2016 - Written by Editor

1Boosaaso:-Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan  ilaalada Kontaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxay gacanta ku dhigeen rag si dhuumaaleysi rabay in ay ku galiyaan Khamri gaaraya 55 dhalo.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa markii ay ogaadeen xog ku saabsan gaari wada Khamri oo si qardo jeex ah rabay in uu maro deegaanka Kalabeyr Khamrina geeyo magaalada Boosaaso.

Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari G/Sare, Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen, ayaa saxaafada u soo bandhiga laba qof ,55 dhalo Khamri ah iyo gaarigii  lagu siday .wuxuuna wacad ku maray in shayaadiinta khamari iyo xumaanta soo galinaya Puntland ay talaabo ka qaadi doonaan.

Ciidanka Booliska ee Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Bari ayaa aad u xoojiyey amaanka magaalada Bosaaso ka dib duulaankii kooxda Al-Shabaab ay ku soo qaadeen Degmada Garad iyo Nugaal.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online